Akhriso Caqabadaha Adag uu la kulmi karo Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya

Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumad Cumar, waxaa la sheegayaa iney jiraan caqabado uu la kulmi karo. Dhowr dhinac ayaa la sheegayaa in ay caqabadahaas kaga imaan karaan. Qormadan ayaan mid mid ugu eegi doonnaa caqabadahaas, waxa ay yihiin, iyo dhinacyada ay uga imaan karaan. Liyuu Boolis Caqabadda ugu horreysa ee … Continue reading Akhriso Caqabadaha Adag uu la kulmi karo Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya